Nin la ogaaday inuu ku dhowaad Sodon sano u xirna dambi uusan gelin (Daawo Sawirro)

Nin Mareykan ayaa la ogaaday inuu qiyaastii 28 sano ku jiray xabsiga wuxuuna mar walba dafiri jiray in uu gaystay dilka lagu xukumay hadda ayaase waqtigaas dheer ka dib lagu waayey wixii loo heystay . Lamar Johnson oo 50 jir ah ayaa isagoo xor ah ka soo baxay maxkamad ku taalla St. Louis oo Mareykanka … Continue reading Nin la ogaaday inuu ku dhowaad Sodon sano u xirna dambi uusan gelin (Daawo Sawirro)